Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Ciidamo ka wada tirsan maamul goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya ayaa ku dagaalamay gudaha magaalada Baydhabo ee xarunta Gobolka Bay ahna Xarunta KMG ee maamulkaas iyo Warar kale.
Comments