Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Askari ka tirsan Ciidamada Booliiska Soomaaliya ayaa wade Mooto Bajaaj waxa uu ku toogtay Isgoyska Afar-Irdoodka ee degmada Xamar Weyne.iyo Warar kale.
Comments