Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada
Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
Update Required
To play the media you will need to either update your browser to a recent version or update your Flash plugin.
Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya qarax xooggan oo maanta duhurkii ka dhacay inta u dhaxeysa Isgoysyada Taleex iyo KM4 ee wadada Maka Al-Mukarama.
Comments