Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aanidiin heyno waxaa ka mid ah:Xildhibaan Ilhaan Cumar oo kulan la qaadatay Soomaalida ku nool gobolka Minnesota ayaa ka hadashay arrimo kala duwan oo ka mid ah dagaalka kala dhaxeeya Donald Trump iyo duqeymaha Mareykanka uu ka geysto Soomaaliya. 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS