3 entries

Articles Published on April 23, 2019

Farmaajo iyo Al-siisi oo wada-hadal ku yeeshay Qaahira

Madaxweynaha Soomaaliya ,Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo ka qeyb galaya Shir Madaxeed ku saabsan xaaladaha dalalka Suudaan iyo Liibiya ayaa la kulmay Madaxweynaha Dalka Masar,Cabdulfataax Al-siisi.

Madaxwaynaha dowlad degaanka Soomaalida Mustafe Cagjar oo booqday Xarunta Hay'adda Shifo ee Jigjiga

Madaxwaynaha DDS Mustafa Muxumed Cumar ayaa maanta waxaa uu booqasho ku tagay Xarunta Hay'adda Shifo ee dadka lagu dabiibo, xaruntan oo ay ku xarayssn yihiin bukaan aad u tiro badan ayaa waxay xaruntu bixisaa adeegga Caafimaadka iyo ku daawaynta diiniga. iyadoo dhanka kale xaruntu ay leedahay qayb jiif iyo cunto ah oo bukaanka loogu adeego.

Madaxweynaha Puntland oo La Kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga ee Soomaaliya

Madaxweynaha Puntland, Siciid Cabdullaahi Deni oo ku sugan dalka Kenya ayaa magaalada Nairobi kula kulmay Safiirka Boqortooyada Sacuudiga u Fadhiya Soomaaliya Ambassador Dr. Mohammed Khayat iyo ku-xigeenkiisa.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS