4 entries

Articles Published on April 19, 2019

Sawirro: Madaxweyne Farmaajo iyo Kormeerkii deegaano ka tirsan Sh/Hoose

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo kormeer ku tagay deegaannadii dhawaan laga xoreeyey argagixisada Alshabaab ayaa faray hay’adaha Dowladda Federaalka ah in ay shacabka deegaannadan si deg deg ah u gaarsiiyaan adeegyada aasaasiga ah, si loo caawiyo muwaadiniinta ku nool oo ay Argagaxisadu muddo badan dhibaato ku haysey. 

Daawo: Wasiir Ducaale “Ma aqbaleyno banaan baxyada Facebook laga abaabulayo”

Wasiirka Wasaaradda Amniga Xukuumadda Soomaaliya Maxamed Abuukar Isloow `ayaa sheegay in dowlada aysan aqbalaynin banaanbaxyada laga soo abaabulo baraha bulshada sida Facebook. 

Madaxweynaha Cuba oo kala hadlay Madaxda Soomaaliya iyo Kenya dhakhaatiirta la afduubtay

Madaxweynaha Cuba Miguel Diaz-Canel ayaa qadka taleefanka kula hadlay shalay Madaxda Soomaaliya iyo Kenya isagoo kala hadlay sii deynta labo dhakhtar oo toddobaadkii la soo dhaafay laga afduubtay dalka Kenya. 

Shirkii Golaha Amniga Qaranka oo mar kale dib u dhac ku yimid [Maamul goboleedyada oo aan ka soo jawaabin…]

Shirka Golaha Amniga Qaranka ee Madaxda dowladda Federaalka iyo Madaxda dowlad goboleedyada oo lagu waday in maanta oo 19 April ka furmo magaalada Muqdisho ayaa mar kale dib u dhac ku yimid. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS