5 entries

Articles Published on April 18, 2019

Wararkii ugu dambeeyay xaalada Muqdisho Ciidamo fara badan oo la soo dhigay Isgoysyada

Magaalada Muqdisho ayaa saaka ku jirta xaalad ka duwan xaaladihii hore looga bartay, iyadoo Isgoysada waa weyn ee waddooyinka la dhigay Ciidamo Boolis ah oo ku hubeysan gaadiidka dagaalka. 

Muxuu Dastuurka ka qabaa kulamada iyo banaan baxyada [Akhri qodobka 20aad ]

Dood badan ayaa ka taagan banaan baxa la hadal haayo inuu Muqdisho ka dhacayo, iyadoo saacadihii la soo dhaafay warbaahinta dowladda ka hadlayeen siyaasiyiin iyo Culumaa’udiin, kuwaasoo mamnuucaya in banaan bax la qabto. 

C/raxmaan C/shakuur “Waa xaq dastuuri ah in dadka Muqdisho ay isku soo bax ku muujiyaan dareenkooda”

Siyaasiga C/raxmaan C/shakuur Warsame ayaa difaacay in dadka Muqdisho ay sameeyaan isku soo bax nabadeed oo ay ku muujinayaan dareenkooda, isagoo si kulul u weeraray sida dowladda u dooneyso inay u hor-istaagto dareenka shacabka. 

Ciidamo loo diyaariyay ka hortagga Rabshadaha oo lagu soo bandhigay Muqdisho iyo banaan bax laga cabsi qabo…

Dowladda Soomaaliya ayaa galabta Xarunta Xisbiga ee degmada Wardhiigley ku soo bandhigtay ciidamo loo diyaariyay ka hortagga Rabshadaha, iyadoo ciidamadan ay dhoolatus u yihiin banaan bax la qorsheynayo inuu berri ka dhaco Muqdisho. 

Askar ka tirsan booliska Kenya oo hubka laga qaatay iyaga daawanaya koobka horyaalada Yurub

Booliska magaalada Nandi oo ee gobolka Rift Valley ee dalka Kenya ayaa ku raad joogo koox burcad ah oo habeenimadii xalay ka xaday sadex qori.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS