3 entries

Articles Published on April 12, 2019

Ciidamo ka tirsan Booliska iyo Militariga Soomaaliya oo ku dagaalamay Degmada Shibis

Dagaal culus oo u dhaxeeya Ciidamo ka tirsan militariga iyo booliiska Soomaaliya ayaa waxaa uu ka dhacay inta u dhexeysa Isgoyska maana booliyo iyo Beexaani ee magaalada Muqdisho.

Ciidamada Maraykanka oo duqeyntii labaad ka geystey Soomaaliya toddobaadkan

Milatariga Maraykanka ayaa xaqiijiyay in ay duqeyntii labaad ay qaadeen toddobaadkan iyadoo ay sii xoogeysanayso weerarada duqeynta ah ciidamada Maraykanka ku hayaan Al-Shabaab sanadkan. 

Milatariga Sudan oo sheegay in lagu maxkamadeyn doono Cumar Al-Bashiir gudaha dalka Sudan

Shir jaraa’id ay qabteen militariga Suudaan ayaa waxay uga hadleen xaalidihii ugu dambeeyay ee dalkaasi kadib markii ay militariga la wareegeen xukunka. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS