66 entries

Articles Published in April, 2019

CPACS OFFERS CAREER PATHWAY ASSISTANCE

A NEW PROGRAM              CPACS just launched the Refugee Career Pathways Program. This program’s goal is to support refugees and asylees who have been in the United States for less than 5 years. This program will support those in pursuit of a career in Nursing, Medical Interpretation, Information and Technology (Web Development, Network and Database Administration), and Solar Panel Installation. The age requirement to enroll in the program is 18 and up. If eligible, this program will provide a limited subsidy to help pay for certification training's tuition, books, supplies, transportation, and child care.
audio

Madaxweynaha dalka Algeria oo ku dhawaaqay inuu is casilay iyo dabaal degyo bilowday

Madaxweynihii Algeria Abdiaziz Bouteflika ayaa ku dhawaaqay inuu iska casilay xilka Madaxweynenimo oo uu soo hayay 20-kii sano ee la soo dhaafay. 

Cadnaan Cismaan Boqore oo ku guuleystey doorasho ka dhacday Muqdisho

Wiil uu dhalay allaha unaxarisitee Cismaan Cilmi Boqore ayaa ku guuleystey doorasho ka dhacday maanta magaalada Muqdisho taasoo loogu tartamayay kursiga uu baneeyay Marxuum Boqore. 

Gaari Booyad ah oo la sheegay in Al-Shabaab ku diyaarinayeen qaraxyo oo lagu qabtay deegaanka Sabiib

Wararka laga helayo deegaanka Sabiib ee Gobolka Shabeellaha Hoose ayaa sheegaya in Ciidamada xoogga dalka ee shalay la wareegay deegaankaas ay qabteen gaari booyad ah oo lagu diyaarinayay qaraxyo. 

Taliska Booliska oo shaaciyay in gaadiid qarax laga soo buuxiyay uu ku jiro Muqdisho

Taliska Ciidanka Booliska Soomaaliyeed ayaa shaaca ka qaaday gaari waxyaabaha qarxa laga soo buuxiyay uu ku jiro magaalada Muqdisho. 

Madaxweynaha Jubbaland Axmed Madoobe oo galabta dib ugu laabtay Kismaayo

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Madoobe ayaa galabta dib ugu laabtay Caasimada KMG ah ee Jubbaland kaddib todobaad uu ku sugnaa magaalada Muqdisho, halkaasoo uu wada hadalo kula lahaa madaxda dowladda Federaalka. 

Qarax xooggan oo goor dhow ka dhacay Muqdisho

Qarax xooggan ayaa goor dhow oo fiidnimada caawa ka dhacay magaalada Muqdisho, kaasoo jugtiisa laga maqlay magaalada oo dhan. 

Faahfaahin: Dad shacab ah oo khasaare ka soo gaaray howlgal ka dhacay Shabeellaha Hoose

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya howlgal ay Sh/Hoose xalay ka fuliyeen Ciidamo Mareykan iyo Ciidamo Soomaali ah, kaasoo khasaare uu ka soo gaaray dad Shacab ah. 

Guddoomiye cusub oo loo magacaabay Bankiga Dhexe ee Soomaaliya

Xukuumadda Soomaaliya ayaa Guddoomiye cusub u magacawday Bankiga Dhexe ee Soomaaliya, kaddib markii ay dhamaatay mudadii xil heynta aheyd Guddoomiyihii hore ee Bankiga Dhexe. 

Kulankii Baarlamaanka oo buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday

Kulankii Baarlamaanka ee maanta loo balansanaa in looga doodo arrimaha ammaanka ayaa buuq iyo fowdo ku soo dhamaaday, kaddib markii uu is qabqabsi ka dhashay codeyntii Saxaafadda ee banaanka loo saaray kulanka. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS