3 entries

Articles Published on March 24, 2019

Shirkadda SKA oo ku wareejisay Dowlada Soomaaliya xogta macdanka ku jirta dalka

Dowladda Soomaaliya ayaa la wareegtay Xogta macdanta dalka ku jirta oo muhiimad gaar ah u leh Kheyraadka dabiiciga ee dalka,waxaana baarista xogtan sameeyay quburo kala duwan oo dalka Britain ka soo jeeda. 

Ciidamada xoogga oo howlgalo ka fuliyay Gobalka Shabeelaha Hoose.

Ciidamada Xoogga dalka ayaa saacadihii ugu dambeeyay waxaa ay howlgalo qorsheysan oo lagu xaqiijinayo amniga ay ka sameeyeen deegaano ka tirsan gobalka Shabeelaha Hoose.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS