5 entries

Articles Published on March 23, 2019

Madaxweynaha Mareykanka oo eed loo jeediyay.

Dacwad oogaha gaarka ah ee Robert Mueller ayaa xeer ilaaliyaha guud ee dowlada mareykanka u gudbiyay xog u ruurin ku aadan doorkii ay dowlada Ruushka ku lahayd doorashooyinkii dalkaasi ka dhacayay sanadkii 2016’kii.

Rwanda oo xukun Ku riday rag xiriir la leh Al-shabaab iyo Daacish.

Maxkamada Sare ee dalka Rwanda ayaa xukun ku ruday illaa iyo 15 ruux oo loo haysto in ay katirsanaayeen dagaalamayaasha Al-Shabaab iyo Daacish.

Muqdisho, Qaraxyo goordhow ka dhacay Xarumo Wasaaradeed

Qaraxyo gawaari loo adeegsaday ayaa goordhow ka dhacay dhismaha Xarumo Wasaaradeed oo ku yaala Isgoyska Jubba ee magaalada Muqdisho.

Dowladda Soomaaliya oo ka aamustay codbixin ka dhan ah go'aanka Mareykanka ee buuraha Golan Heights

Golaha Qaramada Midoobey ee Xuquuqda Aadan ayaa Jimcihii shalay fadhi uu ku yeeshay xarunta Geneva ee dalka Switzerland  waxaa ugu dooday islamarkaana uu cod u qaaday go’aanka madaxweynaha dalka Mareykanka Donald Trump uu Buuraha Golan Heights ugu aqoosaday dhul ay Israa’iil leedahay.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS