3 entries

Articles Published on March 21, 2019

Kusimaha Taliyaha NISA oo ka soo muuqday kulankii u horeeyay oo Amniga looga hadlayay

Kusimaha Taliyaha Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ahna Taliye kuxieenka Fahad Yaasiin Xaaji Dahir ayaa maanta ka soo muuqday kulankii u horeeyay oo looga hadlayay ammaanka, kaasoo ay ka qeyb galeen Guddoomiyeyaasha degmooyinka Muqdisho, Taliyeyaasha Nabadsugida iyo Booliska Saaldhigyada Muqdisho. 

Ra’iisul Wasaare ku xigeenka Soomaaliya Mahdi Khadar oo ka qeybgalaya shir caalami ah oo ka socda dalka Belgium

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka xukuumadda federaalka Soomaaliya Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar) ayaa magaalada Brussels ee dalka Belgium uga qayb galay shir looga hadlayo ka hor-tagga iyo la dagaallanka rabshadaha salka ku haya Xag-jirnimada. 

Wararkii ugu dambeeyay ciidamada gadoodsan ee ku sugan duleedka degmada Balcad

Wararka laga helayo ilo ku dhow dhow ciidamo ka tirsan milatariga Soomaaliyeed oo maalintii labaad ku jira gadood ay ku dhaqaaqeen ayaa sheegaya in kulamo ay la yeeshee wafdi ka kooban wasiiro iyo saraakiil ciidan ay isku afgaran waayeen in ay dib ugu laabtaan fariisamahooda. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS