3 entries

Articles Published on March 20, 2019

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya oo booqasho lama filaan ku tagay Abu Dhabi, maalin kaddib booqashadii Doxa

Ra’iisul Wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed ayaa gelinkii dambe ee maanta gaaray magaalada Abu Dhabi ee Caasimadda Imaaraadka Carabta, maalin kaddib markii uu booqasho rasmi ah ku tagay dalka Qatar. 

Wararkii ugu dambeeyay kulankii wafdigii ka socday dowlada iyo ciidamada gadoodsan

Wafdi uu hogaaminayay Wasiirka Amniga dowlada federalka Maxamed Abuukar Islow oo ay ka mid ahaayeen wasiirka warfaafinta,abaanduulaha ciidamada xoogga iyo mas’uuliyiin kale ayaa kulan la yeeshay saraakiisha horkacaysa ciidamo gadoodsan oo ku sugan duleedka magaalada Balcad.

Taliyaha ciidamada xoogga dalka oo ka hadlay tirakoobka ciidamada

Taliyaha Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliyeed Sarreeye gaas Daahir Aadan Cilmi Indha qarshe ayaa ka hadlay tirakoobka ciidamada xoogga dalka isagoo sheegay in ujeedada laga leeyahay ay tahay in la helo tirada saxda ah ee ciidanka, si loogu qorsheeyo hub, gaadiid, qalab iyo dhaqaale ku filan.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS