4 entries

Articles Published on March 16, 2019

Gaadiid ay AMISOM leeyihiin oo Miino kula qaraxday duleedka degmada Balcad

Wararka ka imanaya degmada Balcad ee gobolka Sh/dhexe ayaa sheegaya in labo kamid ah gaadiidka dagaalka ee ciidamada AMISOM ay miino kula qaraxday meel ku dhow degmada Balcad oo 37km dhinaca waqooyi kaga began magaalada Muqdisho. 

Howlgalo ciidamada dowlada iyo kuwo Maraykan ah ay ka fuliyeen deegaanka Jilib-Marka

Wararka ka imanaya gobolka Sh/hoose ayaa sheegaya in howlgal qorsheysan ay si wadajir ah uga fuliyeen ciidamada sida gaarka ah u tababaran ee Danab iyo ciidamo Maraykan ah deegaanka Jilib-Marka ee ku dhow magaalada Marka. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Madaxweynaha dalka Jabuuti oo soo gaaray magaalada Muqdisho

Madaxweynaha dalka Jabuuti Ismaaciil Cumar Geelle iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa goordhow ka soo degey garoonka diyaaradaha magaalada Muqdisho iyadoo si weyn  loogu soo dhoweeyay. Wafdiga Madaxweynaha Jabuuti ayaa waxaa ka mid ah wasiiro,xildhibaano ka tirsan baarlamaanka Jabuuti iyo mas’uuliyiin kale.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS