4 entries

Articles Published on March 14, 2019

Puntland: Waa inan qayb ka noqona wada-hadallada Soomaaliland

"Sida uu qabo dastuurka federaalka ahi, gorgortan iyo heshiis walba oo saamaynaya dowladaha xubnaha ka ah dowladda federaalka ah waxaa waajib ah in laga qaybgeliyo oo uusan ku koobnaan kaliya dowladda federaalka... Sidaas darteed Puntland waa inay qayb ka tahay wada-hadal walba oo saamayn ku leh deegaannada Puntland gaar ahaan ...

Wasiirka Waxbarashada Soomaaliya oo amar ku soo rogay Jaamacaddaha dalka

Wasiirka waxbarashadda hiddaha iyo tacliinta sare ee xukuumadda federaalka Soomaaliya Cabdullahi Goodax Barre oo maanta shir jaraa’iid ku qabtay xafiiskiisa ayaa jaamacaddaha dalka ku amray in aysan qaadan Karin ardey aan ka qeyb galin imtixaanka guud ee qaranka.

Madaxweyne Biixi oo sheegay wakhtiga wada hadalka Somaliland iyo Soomaaliya uu bilaabmayo

Madaxweyne Biixi oo xalay khudbad dheer u jeediyey jaaliyadda Somaliland ee Imaaraadka ayaa sheegay in wada hadalkii Somaliland iyo Soomaaliya lagu balansan yahay 19-ka bishan wadanka Ganna ee caasimadiisa Accra.

entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS