3 entries

Articles Published on March 11, 2019

Madaxweynaha Aljeriya Bouteflika oo sheegay inuusan u tartamayn xilka Madaxtinimada dalkiisa

Madaxweynaha dalka Aljeeriya Abdelaziz Bouteflika ayaa sheegay inuusan mar shanaad isu soo sharixi doonin doorashada madaxweynaha dalkiisa. Bouteflika ayaa sidoo kale sheegay in dib loo dhigay doorashadii la qorsheeyay inay ka dhacdo dalka Aljeriya horaanta bisha April ee sanadkan.

Madaxweyne Farmaajo oo u ambabaxay magaalo madaxda Uganda ee Kampala

Wafdi uu hogaaminayo Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa galabta u ambabaxay magaalada Kampala ee caasimada dalka Uganda. 

(Daawo Sawirada)Raysul wasaare Khayre oo si ka badalan safarkiisii hore loogu soo dhaweeyay Kismaayo

Dad aad utiro badan ayaa maanta isugu tagay garoonka diyaaradaha magaalada Kismaayo, kuwaa oo isugu jiray masuuliyiinta dowlad goboleedka Jubbaland, ururrada bulshada rayidka ah iyo ardeyda wax ka barata Iskuulaadka magaalada, ayadoo dadkan ay u tageen halkaasi si ay usoo dhaweeyaan wafdi uu horkacayo raysul wasaaraha Soomaaliya Mudane Xasan Clai Khayre.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS