Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Maamulka Galmudug ayaa ka hadlay howlgal gaar ah oo Ciidamada NISA iyo kuwa Danab ay xalay kula wareegeen Xarunta Madaxtooyada Cadaado oo aheyd Caasimaddii KMG aheyd ee fadhiga u aheyd Madaxda Galmudug iyo Warar kale. 

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS