5 entries

Articles Published on February 16, 2019

Xildhibaan Cosoble “Waxaan qabnaa dareen ah in dowladda ay laba sano ama hal sano mudo kororsi sameysato”

Xildhibaan C/qaadir Cosoble Cali oo ka mid ah Golaha Shacabka ee baarlamaanka Soomaaliya ayaa sheegay in Xukuumadda uu hoggaamiyo Ra’iisul Wasaare Kheyre ay ka gaabineyso sidii dalka loo gaarsiin lahaa doorasho Qof iyo Cod ah. 

Wasiirka Arrimaha Dibadda Soomaaliya oo la kulmay dhiggiisa dalka Sweden

Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo iskaashiga Caalamiga ee Soomaaliya Danjire Axmed Ciise Cawad ayaa magaalada Stockholm kula kulmay dhiggiisa Sweden Margot Wallstrom. 

Al-shabaab oo sheegtay in Weerarkii Balli Doogle ku dilnay askar Mareykan ah

 Ururka Al-shabaab ayaa war laga soo xigtay waxaa ay ku sheegeen in weerar madaafiic ah oo ay ku qaadeen saldhig ciidamada Mareykanku ku leeyihiin garoonka Balli Doogle ee gobolka Shabeellaha hoose ku dileen saddex askari oo Mareykan ah.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Dowlada Kenya oo u yeertay safiirkeedii Soomaaliya kuna amartay Safiirka Soomaaliya inuu ka baxo dalkeeda

Dowlada Kenya ayaa dib ugu yeertay safiirkeedii dalka Soomaaliya iyadoo sidoo kale ku amartay safiirka dowlada Soomaaliya uga wakiilka ah dalka Kenya inuu ka baxo dalka Kenya. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS