38 entries
Articles Published in February, 2019
Horukac mise Gadaal u gurasho: labo sano kaddib doorashada Madaxweyne FarmaajoLaba Gu’ ayaa u gaba-gabowday Dawladda uu hoggaamiyo Madaxweyne Farmaajo ee talada dalka ku guulaysatay 8-Febraayo 2017, qammaamiir tirobeel ah ayaa ku rajo weynaa guul in uu soo hoyo geeddigan horta leh ee berigaas la doortay, goor musuqa iyo amni xumadu ahaayeen labada arrin ee Musharrax walba ajandihiisa ugu horraysiinayay.