4 entries

Articles Published on January 26, 2019

Bil kadib, shaqadii Dowladda Mareykanka oo la fasaxay

In kabadan 30 maalmood kadib Donald Trump Madaxweynaha maraykanka ayaa ogolaaday in dib loo fasaxo Shaqadii Dowladda Mareykanka oo oo afar todobaad kabadan xayirneed. Madaxweynaha Mareykanka ayaa xalay sadqdii dhexe saxiixay heshiis ogolaanaya in dib loo furo shaqada dawladda mudo kumeel gaar ah.

Ciidamo la wareegay deegaano ka tirsan Jubadda Hoose

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ayaa sheegaya in Ciidamada Maamulka Jubbaland iyo ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed oo is kaashanaya ayaa la wareegay deegaano dhaca Galbeedka Kismaayo. 

Hogaamiyaal aan Muqdisho isku arki karin oo caawa madal qura ku kulmaya.

Madaxweynaha dowladda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta ku wajahan magaalada Garoowe, halkaas oo ay uga sii horreeyaan qaar ka mid ah siyaasiyiinta mucaaradka ah ee ugu awoodda badan.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS