3 entries

Articles Published on January 17, 2019

Maxkamadda Ciidamada oo dil toogasho ku xukuntay Askari horay u dilay Sarkaal Boolis

Maxkamadda Ciidamada Qalabka sida ayaa dil toogasho ku xukuntay Askari ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo lagu magacaabo Maxamed C/raxmaan Ibraahim, kaasoo bishii 10aad ee sanadkii hore dilay Sarkaal Boolis ah oo lagu magacaabi jiray Salaad Xasan Maxamed. 

Labo ka mid ah dableydii weerartay Hotel ku yaal Nairobi oo la aqoonsaday

Booliska Kenya ayaa aqoonsaday labo ka mid ah raggii fuliyay weerarkii Talaadadii lagu qaaday dhismaha Hotelka DusitD2 ee magaalada Nairobi, kaddib markii la soo afjaray howlgal qaatay 19 saacadood. 

Al-Shabaab oo sheegay in weerarkii Nairobi uu jawaab u ahaa Aqoonsiga Qudus ee Caasimadda Israel

Afhayeenka Guud ee Al-Shabaab Sheekh Cali Dheere ayaa sheegay in weerarkii lagu qaaday Hotel ku yaalla magaalada Nairobi uu jawaab u ahaa Tallaabadii Madaxweynaha Mareykanka Donald Trump ugu aqoonsaday inay Qudus tahay Caasimadda Israel. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS