Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa kamid ah:Wararka laga helayo garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa sheegaya in wafdi Wasiiro iyo Xildhibaano ka tirsan dowladda Federaalka ay ku xayiran yihiin garoonka, iyagoo sugaya ogolaansho ay ugu kicitimaan magaalada Garowe,  kaddib markii Maamulka Puntland uu amar ka soo saaray in aanay deegaanada imaan karin mas’uuliyiinta dowladda Federaalka inta lagu guda jiro doorashada Puntland iuo Barnaamijka Nasiinadda Axada RadioSagal.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS