Baarlamaanka Puntland oo maanta dooranaya Guddoomiyaha Baarlmaanka.

Magaalada Garowe ee xarunta Puntland waxaa ka socda diyaar-garowga doorashada Guddoomiyaha Baarlamaanka Puntland.

Baarlamaanka Puntland oo maanta dooranaya Guddoomiyaha Baarlmaanka.

Amaanka ayaa aad loo adkeeyay, waxaana ku sugan siyaasiin Murashaxiin ah oo ka badan 30 qof, masuuliyiin kale.

Maanta ayaa la qorsheeyay in Baarlamaanka ay doortaan Guddoonka Baarlamaanka, iyo Guddiga doorashada Madaxweynaha Puntland.

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa giob ka noqon doona doorashada Guddoomiyaha iyo Guddiga doorashada, kuwaas oo shalay Gaaray Garowe.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  GAROOWE

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS