818 entries

Articles Published in 2018

Puntland oo ka mamnuucday deegaanadeeda inay soo galaan Mas’uuliyiinta dowladda Federaalka

Wasaaradda Amniga Puntland ayaa soo saartay amaro ku aadan sugida amniga inta lagu guda jiro doorashada, iyadoo ka mamnuucday deegaanadeeda inay soo galaan Mas’uuliyiin ka tirsan dowladda Federaalka. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Magaalada Baydhabo oo lagu qabtay rag iyo gaari lagu diyaarinayay waxyaalaha qarxa

Wararka ka imanaya magaalada Baydhabo ee gobolka  Bay ayaa sheegaya  in ciidamada ammaanka magaalada Baydhabo ay qabteen saddex ruux iyo gaari lagu diyaarinayay waxyaalaha qarxa. 

Wafdigii Dowladda dirtay oo gaaray deegaanka Gelinsoor.

Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdigii la socday ayaa maanta gaaray degaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud, wafdiga ayaa lagu wadaa iney maanta bilaabaan dadaaladooda nabadeed ee lagu xalinayo dagaal beeleedkii dhawaan ka dhacay degaanka Kaxan-dhaale ee ku dhaw Xuduuda Itoobiya.

Golaha Shacabka oo Ansixiyay Miisaaniyadda 2019 ee Dowladda.

Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa maanta Ansixiyay Miisaaniyadda sanadka cusub ee DFS ee 2019.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Sidee loo qoondeeyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019

Golaha Shacabka ayaa shalay ansixiyay Miisaaniyadda Dowladdu ku shaqeyn doonto sannad  2019-ka oo berri ka bilaabanaya, kuna dhammaan doona 31 December. 

Muran u dhaxeeya Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo ku saabsan Ansixinta Miisaaniyadda 2019

Iyadoo shalay Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka uu ansixiyay Miisaaniyadda dowladda ee sanadka 2019, ayaa waxaa soo baxaya muran u dhaxeeya Golaha Shacabka iyo Aqalka Sare oo ka mid ahaa meel marinta Miisaaniyadda in Aqalka Sare qeyb ka noqdo. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS