Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Ugu yaraan 6 qof ayaa ku dhintay sida ay xaqiijiyeen dadka degaanka dagaal maanta ka dhacay duleedka degmada Maxaas ee gobolka Hiiraan Wasiirka arimaha gudaha Soomaaliya Cabdi Maxamed Sabriye iyo wafdigii la socday ayaa maanta gaaray degaanka Gelinsoor ee gobolka Galgaduud iyo Warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS