Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa akmid ah:C/fataax Ibraahim Geesey oo ahaa Wasiirkii Howlaha Guud ee Xukuumadda Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay inuu iska casilay xilkii Wasiir, isagoo ku eedeeyay Xukuumadda inay Faragelin, caburin iyo afduub ku heyso Maamulka Koofur Galbeed. 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal iyo Guddoomiye kuxigeenada 1aad iyo 2aad C/weli Muudey iyo Mahad Cawad ayaa xilligan kulan albaabada u xiran uga socda Hotelka Paradise ee ku dhegan Hotelka Jazeera. iyo Warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS