3 entries

Articles Published on December 15, 2018

Qarax ka dhacay Degmada Buula Burde ee Gobalka Hiiraan

Wararka naga soo gaaraya Degmada Buulo Burde ee Gobolka hiiraan ayaa waxaa aysheegayaan in qarax khasaaro geystay uu ka dhacay degmadaasi.

Guddoomiye Mursal “Mukhtaar Roobow Waa in xoriyaddiisa dib loogu soo celiyo” (Shir jaraa’id)

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal Sheekh C/raxmaan oo goor dhow shir jaraa’id ku qabtay hoyga uu degan yahay ee lagu magacaabo  Hotel Shabeel oo ku dhow Garoonka diyaaradaha Muqdisho ayaa ugu baaqay dowladda Federaalka inay sida ugu dhaqsiyaha badan u sii daayaan Musharaxa xiran Mukhtaar Roobow Cali. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS