Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Qaar ka mid ah xildhibaanada Baarlamaanka Federalka oo ka gudbiyay mooshin Madaxweyne Maxamed Cabdulaahi Farmaajo ayaa qodobada ay ku eedeynayaan waxaa kamid ah inuu ku xadgudbay dastuurka gaar ahaan qodobkiisa 36aad,ku xadgudub xilka iyo awoodaha Madaxweynaha iyo inuu Madaxweynuhu heshiisyo la soo galay madaxweynayaasha Itoobiya iyo Eritrea iyo warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS