4 entries

Articles Published on December 9, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhigay dib u dhiska Madxafka Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa maanta dhagax dhigay dib-u-dhiska Xarunta Madxafka Qaranka oo ka mid ah goobaha danta guud ee dib loogu dhisayo Barnaamijka Isxilqaan.

Jen. Indha Qarshe “Naxariista waa naga dhamaatay, Al-Shabaabkii la qabto waa la dilaa”

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed Jen. Daahir Aadan Cilmi Indha Qarshe ayaa shaaca ka qaaday in wixii hadda ka damabeeya Al-Shabaabkii la qabto la dili doono, isagoo ka dhawaajiyay inay ka dhamaatay naxariista.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Guddoomiye ku xigeenada Baarlamaanka oo sharci darro ku tilmaamay Mooshinka laga gudbiyay Madaxweynaha

Shir jaraa’id oo uu guddoomiye ku xigeenka 1aad baarlamaanka Soomaaliyeed Cabdiweli Ibraahim Muudey ku qabtay Madaxtooyada ayuu ku sheegay in uusan guddoomiyaha baarlamaanka qaban karin Mooshin ka dhan ah Madaxweynaha Jamhuuriyada Federalka Soomaaliya. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS