3 entries

Articles Published on December 6, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo ka tacsiyadeeyay geeridii Taliyihii iyo Abaanduulihi qeybta 12-ka April

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa ka tacsiyadeeyay geerida ku timid Taliyihii, Abaanduulihii iyo askar ka tirsan Qaybta 12-ka Abriil ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed, kuwaasoo ay miino dhulka lagu aasay kula qaraxday meel u dhow deegaanka Dhanaane ee Gobolka Shabeellaha Hoose. 

Guddoomiye Mursal, Jawaari iyo Aadan Madoobe oo go’aano ka soo saaray doorashada Koofur Galbeed

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursal ayaa maanta kulan qado u sameeyay Xildhibaanada iyo Wasiirada ee ka soo jeeda Koofur Galbeed. 

Guddoomiyaha Aqalka Sare oo gaaray magaalada Kismaayo

Gudoomiyaha Aqalka Sare ee Soomaaliya Cabdi Xaashi iyo wafdi uu hogaaminayo ayaa gaaray magaalada Kismaayo iyadoo uu garoonka diyaaradaha ku soo dhoweeyay Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam.
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS