78 entries

Articles Published in December, 2018

Dowladda Soomaaliya oo war ka soo saartay howlgal lagu dilay horjoogayaal Al-Shabaab ah

War saxaafadeed ka soo baxay Wasaaradda Warfaafinta Xukuumadda Soomaaliya ayaa lagu sheegay in Ciidamada dowladda oo taageero ka helaya saaxibo caalami ah ay howlgal qorsheysan ka fuliyeen Gobolka Baay. 

Doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed oo markii 3aad dib loo dhigay (Akhriso)

Waxaa markii saddexaad dib loo dhigay doorashada Madaxweynaha Koofur Galbeed, iyadoo 5-ta bishan oo ku beegneyd Arbacada soo socota lagu waday inay dhacdo. 

Guddoomiyaha Baarlamaanka Maxamed Mursal oo si weyn loogu soo dhoweeyay Muqdisho

Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Maxamed Mursale Sheekh C/raxmaan ayaa goor dhow dib ugu soo laabtay magaalada Muqdisho, kaddib safar uu muddooyinkan ugu maqnaa dalka Turkiga. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Madaxweynaha Turkiga oo dalbaday in loo soo gacan geliyo dadkii ka dambeeyay dilkii Jamal Kashoggi

Madaxweynaha Turkiga Recep Tayyib Erdogan ayaa ka dalbaday dowladda Sacuudiga inay u soo gacan geliso dadka looga shakisan yahay inay ka dambeeyeen dilka Wariye Jamal Kashoggi oo bishii October lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul. 

Hey’adda Isgaarsiinta Qaranka oo furtay Hannaanka wadatashiyada Xeer Nidaamiyeyaasha Isgaarsiinta

Hay’adda Isgaarsiinta Qaranka (HIQ) ayaa si rasmi ah u daah-furtay hannaanka wada-tashiga xeer-nidaamiyeyaasha isgaarsiinta iyo teknolojiyada dalka, iyadoo munaasabaddaasi ay ka soo qeyb galeen dhammaan dhinacyada ay khuseyso. 

Madaxweyne Farmaajo oo tacsi u diray qoyska Bush iyo shacabka Mareykanka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska uu ka geeriyooday Madaxweynihii hore ee Mareykanka George HW Bush iyo shacabka Maretkanka. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Baarlamaanka oo ansixiyay xeerka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda

Xildhibaanada Baarlamaanka Federaalka ayaa goor dhow ansixiyay Hindise sharciyeedka xuquuqda Siyaasiyiinta dowladda oo muddooyinkii u dambeeyay ay ka doodayeen Xildhibaanada. 

Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka oo mooshin ka keenay Heshiisyada uu galay Madaxweyne Farmaajo

Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa mooshin ka keenay heshiisyada iyo is afgaradyada lala galay dalal shisheeye. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS