Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay diiwaan-gelinta Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha maamulkaasi oo doorashadooda ku beegan tahay bilawga bisha 12aad ee sanadkaan. iyo Warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS