3 entries

Articles Published on November 25, 2018

Madaxweyne Muuse Biixi oo gaaray degmada Ceel-Afweyn

Madaxweynaha Soomaaliland Muuse Biixi Cabdi iyo wafdi uu hogaaminayo oo maalmahaan socdaal ku marayay deegaanada bariga Soomaaliland ayaa maanta gaaray degmada Ceel-Afweyn ee gobalka Sanaag.

Diiwaan gelinta Murashaxiinta K/Galbeed oo maanta Baydhabo ka bilaabatay.

Guddiga doorashada Madaxweynaha maamulka koofur Galbeed ee Soomaaliya ayaa maanta si rasmi ah u bilaabay diiwaan-gelinta Murashaxiinta u tartamaya madaxweynaha maamulkaasi oo doorashadooda ku beegan tahay bilawga bisha 12aad ee sanadkaan.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS