Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Koox Wariyeyaal oo ka howlgala magaalada Muqdisho ayaa maanta waqti kooban ka qaatay howlahooda shaqo, si ay is-garab taag iyo tiiraanyo ugu muujiyaan Wariye Jamal Kashoggi oo bishii hore lagu dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ku leeyahay Istanbul. iyo Warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS