3 entries

Articles Published on November 13, 2018

Wafdi ka socda Qaramada Midoobey oo Baydhabo u tagay dardar gelinta howlaha Doorashada K/Galbeed

Kusimaha Madaxweynaha Koofur Galbeed ahna Guddoomiyaha Baarlamaanka C/qaadir Shariif Sheekhuna ayaa maanta ku qaabilay magaalada Baydhabo wafdi ka socday Qaramada Midoobey. 

Wasaaraddo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya oo la sheegay in Korontada laga goostay

Wasaaraddo ka tirsan Xukuumadda Soomaaliya ayaa la sheegay in korontada laga goostay, kaddib markii lagu yeeshay lacago. 

Banaan bax looga soo horjeedo nin Puntland dil ku xukuntay oo ka socda Gaalkacyo

Banaan bax looga soo horjeedo nin ay Maxkamadda Ciidamada Puntland ku xukuntay dil toogasho ayaa ka socda magaalada Gaalkacyo, gaar ahaan qeybta koofureed ee magaalada. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS