3 entries

Articles Published on November 11, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo ku amray Taliyaasha ciidamada inay warbixin dhamaystiran ka keenaan Qaraxyadii Muqdisho

Madaxweynaha Jamhuuriyadda Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa maanta kulan deg deg ah isugu yeeray Taliyeyaasha ciidamada qalabka sida ee Dowladda Federaalka ah ee Soomaaliya. 

C/weli Gaas oo ka hadlay asalka khilaafka dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada

Madaxweynaha Puntland C/weli Maxamed Cali Gaas ayaa ka hadlay asalka khilaafka u dhaxeeyay dowladda Federaalka iyo dowlad goboleedyada, kaasoo maraya heerkii ugu xumaa oo sababay inuu go’o xiriirkii wada shaqeyn ee labada dhinac u dhaxeeyay. 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS