Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qaraxyo is xig xigay oo shalay galab lagu weeraray hoteelka saxafi ee magaalada muqdisho Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa ka wada hadlaya dhammaystirka heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah ee dalalkaas ku saxiixeen bishii September magaalada Asmara ee dalka Eritrea iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal Radio.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS