4 entries

Articles Published on November 10, 2018

Madaxda Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea oo ka wada hadlaya dhameystirka heshiiskii iskaashiga saddex geesoodka

Hoggaamiyeyaasha Soomaaliya, Itoobiya iyo Eritrea ayaa ka wada hadlaya dhammaystirka heshiiska iskaashiga saddex geesoodka ah ee dalalkaas ku saxiixeen bishii September magaalada Asmara ee dalka Eritrea. 

Tirada dadkii ku dhintay qaraxyadii shalay ee Muqdisho oo korortay iyo Wararkii ugu dambeeyay

Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya khasaaraha ka dhashay qaraxyadii shalay ruxay magaalada Muqdisho, kaasoo ay ku dhinteen dad ka badan 40 ruux, sida ay xaqiijinayaan ilo kala duwan oo madax banaan. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO

Akhriso: Bayaanka wadajirka ah ee kulankii Bahr Dar ku dhexmaray madaxda dalalka Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya

Madaxda Itoobiya, Soomaaliya iyo Ereteriya; Raysalwasaare Abiy Axmed, Madaxweyne Maxamed Cabdullaahi Farmaajo iyo Madaxweyne Isaias Awerki ayaa 9-10 November, 2018 wadatashiyo xiriir ah ku yeeshay magaalada Bahr Dar ee dalka Itoobiya. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS