Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idiin heyno waxaa kamd ah:Guddoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullahi oo maanta ka hadlay kulanka Golaha aqalka sare ayaa eedeyn u soo jeediyay Dowlada Federalka iyo Maamul goboleedyada waxana uu ugu baaqay inay isu tanasulaan oo eegeen shacabka Soomaaliyeed iyo Warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS