3 entries

Articles Published on October 27, 2018

Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka oo maanta ka furmaya Muqdisho

Waxaa maanta lagu wadaa inuu magaalada Muqdisho ka furmo Shirka Kooxda Xiriirka Soomaaliya ee Ururka Iskaashiga Islaamka OIC, waxaa shirkan ka qeyb galaya illaa 15 dal oo xubin ka ah Kooxdan. 

NISA oo sheegtay in xubin sare oo ka tirsan Al-Shabaab lagu dilay duqeyn

Hey’adda Nabadsugida iyo Sirdoonka Qaranka ayaa faah faahin ka bixiyay duqeyn Mareykanka ka fuliyay maalintii Khamiistii oo ku beegneyd 25 October deegaanka Kuunyo Barow ee Gobolka Shabeellaha Hoose. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS