4 entries

Articles Published on October 23, 2018

Dowladda Soomaaliya oo baaq nabadeed u dirtay Beelaha ku dagaalamaya Gobolka Sool

Dowladda Soomaaliya ayaa baaq nabadeed u dirtay beelaha ku dagaalamaya Gobolka Soomaaliya, iyadoo ugu baaqday waxgaradka, salaadiinta iyo culumaa’udiinka inay u istaagaan joojinta dhiigga walaalaha ee daadanaya. 

Ganacsatada Gobolka Banaadir oo ka horyimid dalab ka yimid Duqa Muqdisho

Ganacsatada gobolka Banaadir ayaa kasoo horjeestay Qoraal kasoo baxay Gudoomiyaha gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Eng Yariisow oo ganacsatada looga dalbanayay in ay bixiyaan lacago loogu tala galay dhismaha Wadooyinka oo dhawaan la joojiyay. 

Ra’iisul Wasaaraha oo magacaabay Guddi Wasiiro ah oo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka Maamul Goboleedyada

Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa magacaabay Guddi Wasiiro ah oo ka kooban afar xubnood kuwaasoo Aqalka sare kala shaqeeya xalinta cabashooyinka maamul Goboleedyada. 

Ciidamo huwan ah oo la wareegay deegaanka Fiidow ee xadka Sh/Dhexe iyo Hiiraan

Ciidamo ka tirsan AMISOM oo isugu jira Burundi iyo Jabuutiyaan oo ay wehliyaan ciidan ka tirsan Xoogga dalka ayaa la wareegay deegaano u dhaxeeya Gobolada Hiiraan iyo Shabeellaha Dhexe. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS