3 entries

Articles Published on October 19, 2018

Madaxweynaha Faransiiska oo joojiyay dhammaan safarada diblomaasiyadeed ee Sacuudiga

Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron ayaa joojiyay dhammaan booqashooyinka diblomaasiyadeed ee Sacuudiga, iyadoo tallaabadan ay ka dambeysay maqnaanshaha Wariyaha Jamaal Kashoggi oo la sheegay in lagu dhex dilay Qunsuliyadda Sacuudiga ee Istanbul. 

Taliyaha Xoogga dalka Jen. Indha Qarshe oo lagu soo dhoweeyay magaalada Kismaayo

Taliyaha Ciidanka xoogga dalka Jen. Daahir Aadan Cilmi (Indha Qarshe) ayaa ka degay magaalada Kismaayo ee xarunta KMG ah ee Jubadda Hoose, iyadoo si diirran loo soo dhoweeyay. 

Duqeyn dad rayid ah ku geeriyoodeen oo ka dhacday Jubadda Hoose

Wararka ka imaanaya magaalada Kismaayo ee xarunta Gobolka Jubadda Hoose ayaa sheegaya in diyaarad dagaal xalay duqeyn ka geysatay deegaanka Buulo Xaaji oo qiyaastii 90KM u jirta magaalada Kismaayo. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS