3 entries

Articles Published on October 18, 2018

Wararkii ugu dambeeyay baaritaanka dilkii Jamal Kashoggi iyo caddeymo laga helay Qunsliyadda Sacuudiga

Waxaa weli socda baaritaanka halkii u ku dambeeyay Wariyihii reer Sacuudi Jamal Kashoggi, kaasoo la waayay wixii ka dmabeeyay 2-dii bishii October markii uu galay Qunsuliyadda Guud ee Sacuudiga ku lahaa magaalada Istanbul, si uga helo warqad cadeyn ah oo muujineysa inay kala tageen xaaskiisa hore. 

Dowladda Soomaaliya oo war saxaafadeed ka soo saartay duqeyntii Xarardheere

Dowladda Soomaaliya ayaa war saxaafadeed ka soo saartay duqeyn 12-kii bishan ka dhacday duleedka degmada Xarardheere ee Gobolka Mudug, kaasoo la sheegay in lagu dilay ku dhowaad 60 ka tirsan Maleeshiyada Al-Shabaab. 

Ciidamada AMISOM oo dad rayid ah ku dilay degmada Balcad

Wararka ka imaanaya degmada Balcad ee Gobolka Shabeellaha Dhexe ayaa sheegaya in Ciidamo ka tirsan AMISOM ay dad rayid ah ku dileen degmadaas. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS