3 entries

Articles Published on October 13, 2018

Madaxweyne Farmaajo oo dhagax dhiggay Xarunta Tiyaatarka Qaranka

Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed C/llaahi Farmaajo ayaa dhagax dhiggay Xarunta Golaha Murtida iyo Madadaalada ee National Theatre, kaasoo lagu dhisayo Barnaamij loogu magac daray Is xilqaan oo ay dhowaan dowladda ku dhawaaqday. 

Waare “Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada looma aas aasin inuu noqdo Isbaheysi mucaarad ah”

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa ka soo horjeestay go’aamadii u dambeeyay iyo shirarka Golaha Iskaashiga dowlad goboleedyada ku yeesheen magaalada Nairobi, kaasoo ay la qaateen Beesha Caalamka. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS