4 entries

Articles Published on October 8, 2018

Guddiga Joogtada Aqalka Sare oo iclaamiyay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 4aad

Guddiga joogtada Aqalka Sare ee Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta ku dhawaaqay xilliga uu furmayo Kalfadhiga 4aad ee Aqalka oo muddooyinkii u dambeeyay u xirnaa arrimo amni iyo mid farsamo. 

Madaxweynihii hore ee DDSI oo markii afaraad la soo taagay Maxkamad

Madaxweynihii hore ee DDSI Cabdi Maxamuud Cumar ayaa maanta markii afaraad la soo taagay Maxkamad ku taal magaalada Addis Ababa ee dalka Itoobiya. 

Cabdi Xirsi Qarjab “Wasiirada Puntland ma tagi karaan Xamar”

Wasiirka Warfaafinta Puntland Cabdi Xirsi Cali (Qarjab) ayaa faah faahin ka bixiyay tallaabadii lagu joojiyay kulan uu magaalada Garowe ku qaban lahaa Wasiirka Qorsheynta Xukuumadda Soomaaliya Jamaal Xasan Maxamed. 

Waare “Mooshinka wuxuu ii ahaa Canaan, waxaa diyaar u ahay inaan dhageysto dhaliilaha Xildhibaanada”

Madaxweynaha Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waare ayaa sheegay inay canaan u aheyd mooshinkii laga keenay labo cisho ka hor, isagoo ka dhawaajiyay inuu diyaar u yahay inuu dhageysto dhaliilaha ay u soo jeedinayaan Xildhibaanada Hirshabeelle. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS