Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Wararka aan idiin heyno waxaa ka mid ah:Siyaasiga Faarax Macalin Dawaara ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu si qarsoodi ah u xado Macdanta Soomaaliya, iyadoo diyaarado xamuul ah habeen kasta ka qaadaan garoomada diyaaradaga Muqdisho iyo Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose iyo Barnaamijka Dhacdooyinka Sagal.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS