3 entries

Articles Published on September 29, 2018

Faarax Macalin oo ku eedeeyay Mareykanka inuu xado Macdanta Soomaaliya

Siyaasiga Faarax Macalin Dawaara ayaa ku eedeeyay Mareykanka inuu si qarsoodi ah u xado Macdanta Soomaaliya, iyadoo diyaarado xamuul ah habeen kasta ka qaadaan garoomada diyaaradaga Muqdisho iyo Balli-doogle ee Gobolka Shabeellaha Hoose. 

Yuusuf Dabageed oo digniin u diray dadka reer Hiiraan ee u Dacwad taga Maxkamadaha Al-Shabaab

Guddoomiyaha cusub ee Gobolka Hiiraan Yuusuf Axmed Xagar (Yuusuf Dabageed) ayaa uga digay dadka reer Hiiraan inay u dacwad doontaan Maxkamadaha Al-Shabaab. 

Dhageyso Warka iyo Barnaamijka dhacdooyinka toddobaadkii tagay ee Soomaaliya ee Radio Sagal

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka dhacdooyinka Todobaadkii Tagay iyo Soomaaliya oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.
HALKAAN KA DHAGEYSO
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS