3 entries

Articles Published on September 27, 2018

Maamulka Gobolka Banaadir oo dhiira geliyay Ololaha Dalxiiska Caasimadda

Maamulka Gobolka Banaadir ayaa ku qabtay xeebta degmada Xamar Jajab ee magaalada Muqdisho barnaamij ka mid ah Olalaha Dalxiiska Caasimadda. 

Qaar ka mid ah waddooyinka Muqdisho oo saaka xiran

Waxaa saaka xiran qaar ka mid ah waddooyinka magaalada Muqdisho, iyadoo dadka ay si lama filaan ah ku soo tooseen Ciidamo ku sugan qaar ka mid ah Isgoysyada oo loo diiday gaadiidka dadweynaha iyo kuwa caadiga inay maraan, marka laga reebo kuwa ciidmada saaran yihiin. 

Wasiirka Gaashaandhigga oo wax laga weydiinayo dhibaatooyinka Ciidamada u geystaan dadka rayidka

Guddiga Difaaca ee Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka ayaa u yeeray Wasiirka Gaashaandhigga iyo Saraakiisha xoogga dalka, iyagoo wax ka weydiinaya tacadiyada iyo dhibaatooyinka Ciidamada Milateriga u geystaan dadka Rayidka. 
entries per page: 5 10 25 50 100
Valid XHTML 1.0 Valid CSS