Qaraxyo isxigay oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama

Labo qarax oo is xigay ayaa goor dhow ka dhacay magaalada Muqdisho, gaar ahaan Wadada Maka Almukarama. 


Qaraxyo isxigay oo goor dhow ka dhacay Wadada Maka Al-Mukarama

Qaraxa hore oo ahaa gaari waxyaabo qarxa ku xirnaa ayaa ka dhacay agagaarka Daarta Colow Tower ee Isgoyska Dabka.

Sidoo kale Qaraxa kale oo daqiiqado ay u dhaxeeyeen ayaa ka dhacay dhabarka dambe ee Hotel Maka Al-Mukarama.

Labada Qarax ayaa ahaa nooca baabuurta lagu xiro, gaar ahaan qeybta hoose ee darawalka.

Lama oga khasaaraha rasmiga, waxaana goobta gaaray Ciidamo ka tirsan kuwa Amniga oo goobta xiray.

Section  Somali
Category   Local News
Tag  muqdisho

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS