Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Kullanti wanaagsan dhageystayaal, kusoo dhawaada warka Radio Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada  oo maanta idin kaga soo baahinno Istuudiyaha Radio Sagal ee magaalada Muqdisho.

 

Dhageyso Warka Axadnimo ee Warbaahinta Sagal iyo Barnaamijka Nasiinada

Wararka aan idin heyno waxaa ka mid ah:Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Kheyre ayaa xalay Isbitaalka Digfeer ku booqday Xildhibaan Maxamed Mursal Boorow oo xalay ku dhaawacmay qarax miino gaarigiisa loogu xiray. iyo Warar kale.

Section  Somali
Category   Local News
Tags  BARNAAMIJKA IYO WARKA

Comments

comments powered by Disqus
Valid XHTML 1.0 Valid CSS